Maxamed Cabdi Suubiye (Toosow) oo howlgal qorsheysan lagu dilay

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xoogga Dalka ayaa xalay degaanka Daaru-salaam oo hoos taga Degmada Aadan-yabaal eeĀ  Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay Maxamed Cabdi Suubiye (Toosow). oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo … Continue reading Maxamed Cabdi Suubiye (Toosow) oo howlgal qorsheysan lagu dilay